Shirka Sanadlaha arimaha Caafimaadka oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirada)

Shirkan caafimaad oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Jaamacadaha Simad iyo Jamhuuriya islamarkaana ay ka soo qeybgaleen Xubno katirsan dowladda federaalka ee Somaliya Masuuliyiinta Jaamacadaha Simad iyo Jamhuuriya, Cilimi bareyaal, ardayda Jaamacadaha dalka iyo dadweyne islamarkana soconeysay mudo labo maalmood ah ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho. Bandhigan oo diirada lagu saaray … Continue reading Shirka Sanadlaha arimaha Caafimaadka oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirada)